Our Story

Ka dhig waxbarashada iyo baridda mid waxtar leh oo leh ka qaybqaadasho firfircoon iyo wadashaqeynta ardayga

Background

Hiddig Academy waa xarun waxbarasho oo u heellan horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ardayda. Waxaa la aasaasay si loo bixiyo waxbarasho tayo sare leh, loona dhiirrigeliyo hal-abuur, fikir furan, iyo horumarka xirfadeed ee ardayda.

Mission & Vision


 Bahda Hiddig Academy waxa ay u heellan tahay bixinta waxbarasho tayo sare leh oo ku saleysan hal-abuur, cilmi baaris, iyo farsamo casri ah. Ujeeddadeennu waa in aan ardayda ku qalabeyno aqoon, xirfado, iyo anshax sare si ay mustaqbal wanaagsan u gaaraan una noqdaan hoggaamiyeyaal wax-ku-ool ah.

 

Waxyabaha gaarka noo ah

Doorashada heerkaga waxbarasho

Bilow

Waxan kuu diyaarinay, xirfado yaryar kuwaso kuu sahlaya inaad ku shaqaysato.

Sareeye

Waxan kuu diyaarinay, tababaro kaa cawinaya gabagabaynta safarkaaga.

Dhexdhexaad

Waxan kuu diyaarinay, halkii aad kasi wadi lahayd safarki aad mudada soo waday.

Kartiile

Waxan kuu diyaariney, kooxo aad tusto wadada guusha hadii aad naga mid noqoto.

Kooxdeena

Axmed Hiddig

Hogaamiye 

 

 

Courtney Henry

Nashqadeeye 

Jane Cooper

Caawiye

Esther Howard

Caawiye