Dropshipping
About Course
Course Description: Dropshipping Somali | Baro Ganacsiga Online si Fudud
Kusoo dhawoow Dropshipping Course-kan dhameystiran ee Af-Soomaaliga! Haddii aad rabto inaad barato sida loo bilaabo ganacsi online ah adigoon wax badeeco ah keydin, markaas waa kan koorsada ku anfici doonta.
Maxaad Ku Baran Doontaa?
✅ Waa maxay Dropshipping, sideese u shaqeeyaa?
✅ Sida loo doorto niche ama badeeco faa’iido leh
✅ Sida loo dhiso Shopify store oo qurux badan
✅ Xiriirinta suuqyada sida AliExpress & cjDropshipping
✅ Isticmaalka Facebook Ads & TikTok Ads si loogu xayaysiiyo
✅ Sida loo maareeyo amarrada iyo macaamiisha
✅ Talooyin & xeelado kaa caawinaya guusha ganacsigaaga
Koorsadan waxay kuu noqon doontaa hagaha aad u baahan tahay si aad u bilowdo ganacsigaaga dropshipping oo aad u gaarto guul. Waxaa lagu sharaxayaa hab fudud, muuqaal iyo slides tayo sare leh.
Isdiiwaangeli Hadda oo Baro Sida Loo Helo Dakhli Online! 🚀
Course Content
Waa maxay dropshipping
-
Hordhaca dropshippingka
00:07